Maxaad ka taqaanaa waxa loogu bixiyay Abu Xaniifa magaca?Magacan oo boqolaal sano soo jiray .Maxaase Magaciisa layiraahdaa saxa ah Abu Xaniifa?Ka Dhugo Xaga hoose ama ka Dheeho .
Baaq nabadeed oo ay dirayaan Beesha Guuleed Garaad ee ku dhaqan Scandinavian ka kaas oo ku wajahan mashaqada ka dhacay Degmada Docme ee labada beelood ee walaala ah ay dagaaladu ku dhexmareen..
Markii ay Qaateen Gobolada waqooyi Xornimada 1960 Bishii Jun-26-1960 ee lasiibayay Calankii Ingiriiska Lana saarayay ka Soomaalida Iyo Bari oo ay ku beegan tahay Maalintaasi.
Dhaqanka oo cajaa ib ah ayaa waxaan ku soo qaadanay sida dhaqan keena Ciyaareed uu u xiisa badan yahay taas oo aad ku dareemi kartid xiliga ay Ciyaartu dhacayso..