Afhayeen u hadlay ururka Xizbul-Islam oo lagu magacaabo Sh,Muuse Cabdi Caraale ayaa ku eedeeyay odoyaasha Beelaha Hawiye in ay la safteen Dowlada KMG Somalia.
Ugu yaraan 5-Ruux ah ayaa ku dhimatay kuwo kalena wey ku dhawacmeen ka dib markii maantay madafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho..
Tan & markii bartamihii todobaadkan uu soo yeeray war ka soo baxay saraakiil sar-sare oo ka tirsan dowladaha kenya & somaliya oo sheegaya in ay heshiis kala saxiixdeen..