Inaalilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun
Saturday, January 22, 2011 - 07:21 AM |
|
Waxaanu tacsi u diraynaa Dhamaan Qoyska Reer Geelle Cabdalle geeridii ku timi Marxuum Cabdiqaadir Cali Geelle oo ku geeriyooday Maalintii Shalay, Magaalada Dahraan ee Dalka Sacuudi Careebiya..
Full Story:
|
Cudurkii iyo Caafimaadkii Soomaalida oo Laga Helay
Friday, December 24, 2010 - 06:41 PM |
|
Nin Korean ah oo waxgarad ah ayaa iyadoo lagu jiro mid ka mid ah dukaamada waaweyn cuntada lagu iibiyo (Food Super Stores) dalka Canada, yidhi war maxaa meesha cunto taalla!! Laakiin garan mayno inay cunto fiican tahay iyo inay xun tahay..
Full Story:
|
Arrintu ma tahay, " ...iilka kii dhigay u ergootooy
Sunday, December 19, 2010 - 04:41 PM |
|
Qoraal ay toddobaadkan soo saareen ururka la magac baxay NSUM cinwaankiisu yahay “Somaliland’s All Out Aggression Against the SSC Regions” ayaa sidoo kale ururku ku iftiimiyey cidda uu taageersan yahay taasoo ah dawlad goboleedka Puntland..
Full Story:
|
Dimoqraadiyadda Soomaalidiidku Waa Qabyaalad
Monday, November 08, 2010 - 07:45 AM |
|
Aafada Soomaali idilkeed ka siman tahay waa qabyaalad, hasayeeshee, waa lagu sii kala dheereeyaa. Bulshada Soomaaliyeed reer kasta oo ka mid ah waxaa ku jira kuna badan dad ka nadiif ah..
Full Story:
|
Shir Beesha Abdi-Garaad (Sabtida Nov6,2010 2:00Pm)
Thursday, November 04, 2010 - 09:17 AM |
Xargaga/Lates News.jpg" border="0" width="150" height="100" align="left"> |
Waxa lala socodsiinayaa inay shir beeleed yeelan doonto beesha Cabdi Garaad gudo iyo dibad'ba, shirkaas oo looga hadli doono danaha beesha Cabdi Garaad..
Full Story:
|
HAMBALYADA CIIDKA -DAHABSHIIL
Friday, September 10, 2010 - 08:23 AM |
|
Maareeyaha Guud ee Xawaaladda iyo Sarrifka ee Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxman Cali Cabdi, oo kulan saxaafadeed Xafiiska ku qabtay..
Full Story:
|
|