Puntland oo ka soo horjeesatay hadalo dhawaan ka sooyeeray madax ka tirsan dowlada soomaaliya & in canshuurta qaadka wadanka kenya lagu qaado..
M/weyne Faroole oo sheegay in maslaxada Somalidu ay ku jirto hirglinta dawlad federaal ah, kase digay in dawlada M/weyne Shariif aanay danaynayn nidaamka federaaliga ah.
Inta badan deegaanada maamul goboleedka Puntland ayaa maalinimadii shalay ahayd aan loo kala harayn xuska maalinta Tb-da aduunka..
Maamul Goboleedka Puntland ayaa si toos ah uga hadlay xarigii dhawaan loo geystay agaasimaha tv-ga E.T.N.
Maamul Goboleedkaa Puntland ayaa ka dayriyey abaarta ka jirta qeybo ka mid ah deegaanadooda..
Kulan ay qaateen Madaxda Wasaarada Arimaha Gudaha & Maamulada Gobolada Puntland oo lagu sugayo amaanka..
Kulankii khamiista ee golaha wasiirada Puntland oo shalay dhacay qodobana laga soo saaray..
Qaar ka mid degmooyinka gobolka Mudug oo ay jiraan abaaro (Daawo Sawirada)
Wafdi uu horkacayo madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr:cabdiraxmaan Shiikh Maxmed Faroole ayaa maantay Ka duulay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Garoowe.
Waxaaa maanta Degmada Bookh ee gobolka wardheer Ismaamulka somalilda Itoobia ka furmaya Wada hadaladii laga dhex wado beelaha ku dagaalamay Cagaaran ee gobolka Sool..
Soomaaliya oo intiida badan Laga Xuska Mowliidka Nabigeena (NNKH).
Waxaa Maantay Guud ahaanba Deeganada Puntland Laga Xusan Xuska Maalinta Haweenka Dunida ee 08 March..
Ciidamada fariiniska Mareykanka ee ka howlgala xeebaha Soomaaliya ayaa shalay ku wareejiyey ciiammada ammaanka maamul goboleedka Puntland
Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa magacaabey taliyaha ciidamada Daraawiishta ee Puntland
Dadka ku dhaqan deegaano ku yaalla xeebaha Puntland oo cabsi ka muujinaya Haan ku soo caarisay Xeebta
< 1 – 2 – 3 – 4 – 5 – 6 – 7 – 8 – 9 – 10 – 11 – 12 – 13 – 14 – 15 – 16 – 17 – 18 – 19 – 20 >
Sheikh Abdulkadir Nur Farah was reportedly shot dead by a gunman in a mosque during the afternoon prayers in Garowe, on Friday.