Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in ay xubna ka tirsan Baarlamaanka u kala dirayaan Gobolada ayaamaha fooda inagu soo haya.
Madax wayne Xasan Sheekh Maxamud ayaa saaka lagu wadaa in uu safar ku tagi doono magaalada B/Wayne ee Gobolka Hiiraan,Halkaas oo dhawaan ay ka dheceen fatahaado ay gayseen roobab mahiigan ahi.
Ururka caafimaadka adduunka ee MSF ayaa ka digay in wakhti xaadirkan aan dib loo celin karaynin qaxoontiga ku sugan xeryaha Dhadhaab,Qayla dhaan gar-gaarna u diray haayadaha samafalka.
Warysi xiisa badan uu Faysal Cali Waraabe siiyay wariye ka warastay arrimaha xaqaa’iqa ah ee ka jira maamulka silaanyo,isaga oo sheegay in ay jecel yihiin waxa ay jecel yihiin in ay dadka ku khasbaan.
Madax wayne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa lagu wadaa in ay goordhaw u anba baxaan magaalada Baydhabo.
Holgal ay ciidamada dawladda Soomaaliya ka sameeyeen magaalada Baydhabo ayaa waxay ku soo qab-qabteen dad lagu tuhmayo falaalka dilalka qorshaysan ee ka dhaca magaalada.
Golaha sare ee islaamka Kenya ayaa canbaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Nairobi xaafada islii kaas oo lala beegsaday goob ay wax ku caabudaan dadka kiristan ka ahi kaas oo uu ku nafwaayay ilma yar.
Qarax ka dhacay xaafada islii ee Soomaalidu dagto ayaa waxaa ku dhaawacmay dhar ruux halka aywararka qaar sheegayaan in ruux yari ku naf waayay qaraxan ayaa ka dhacay meel kaniisasa.
Magaalada Kismaayo oo shalay aroortii hore ay ka baxeen xoogagii al-Shabaab, ayaanay ilaa hadda galin ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda sababtana waxay ku sheegeen.
Dadka ku dhintay fatahaada wabiga shabelle ee Gobolka Hiiraan ayaa sii kordhaysa iyada oo in ka badan 52-ruux ay ku geeriyoodeen halka lagu layay dad badan.
Inan dhalinyara ah oo saaka kadib markii ay Al-Shabaab Ka Bexeen Kismaayo Ku toogtay nin rayid ah oo ku sugnaa goobtiisii shaqada sida ay wararku nagu soo gaadhayaan.
Shirkii guud ee Qaramada Midoobay oo wali ka soconaya New York ayaa waxaa shirka ka mid ahaa madaxdii ka hadashay amiirka dalka Qadar Sheekh Xamad Bin Khaliifa Al-Taani.