Waxaa xalay lagu qabtay Hotelka Holiday Inn magaalada Toronto xaflad qiimo iyo qaayo leh, oo lagu soo dhoweynayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Hassan Mohamoud Hayl..
Agaasimaha Telefishinka Universal (TVU) Ahmed Abubakar oo amar ka bixiyey in aan la soo deyn karin warar ku lug leh dhaq-dhaqaaq-yada siyaasadeed ee Hogaanka SSC.
Garabka guurguura ee Guutadda Ismaaciil Mirre ayaa gacanta ku soo dhigay sanaaduuqdii doorashooyinka Somaliland ee ay ugu talo gashay shan magaalo oo ka tirsan hawdka gobalka Sool..
Aad baan nebcahay xukaamad ku amar tag-leysa Saxaafadda Xorta ah. waxa khasab ila noqotey in aan faalo gaaban ka bixiyo dhacadada manta. Goortaan dhowr web-site ka akhryey arinta suxufiyyinta lagu xidhay Garoowe..
Banaanbaxyo Lagu diidan yahay maamulka somalidiidka ayaa ka dhacay magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka sool kuwaasoo ay ciidanka maamulkaasi u qab qabteen dad badan..