Khabiir ka socda shirkadaha dhismaha garoomada kubadaha cagta ee dagan dalka Holland GreenField ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u goglo Garoonka magaalada Muqdisho.
Golaha-sare ee Awdal State ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku magacaabeen Guddi ka kooban illaa iyo 21-xubnood kuwaas oo soo qaban qaabin doona shir lagu soo dooran doono dawlad cusub.
Dawladda Holland u diiday sharciyadii ayaa Teendhooyin ay samaysteen iyo Cooshado kuwaas ay saaka ka bur-buriyeen Boolisku oo fulinayay amar max-kamadeed.
Safaaradii Soomaaliyada ee Dalka France ee magaalada Paris ayaa waxaa sida la sheegay laga kireeyay dad ay dhalashadoodu tahay wadanka shiinaha xili uu calanka Soomaaliyana halkaa ka dul babanayo
Halkan Ka Akhriso Qaar Ka Mida Inka Badan 150 Fikirkooga Ka Dhiibtay In Shahaadadii Siilaanyo Wax U Tari Karto Ama Dhaawici Karto Sumcada Amoud University.
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa ka hadashay xariga weriyihii BBC- da laanta afka Soomaaliga Ibraahim Maxamed Aadan oo ay ku eedaysay maxkamadu in uu ka tabiyay warar been abuur ah.
Safaaradii Soomaalida ee dalka Belgium ayaa waxaa lagu guulaystay dacwad ka socotay in dib loogu soo celiyo 18 sano kadib mulkiyadeeda Soomaaliya taas oo muda dheer ay deganaayeen dad qaxoonti ahi.
Shirkan jaraa'd oo ayay soo qaban qaabiyeen siyaasiyiin ka soo jeeda sadexdan gobol iyo qaar ka mid ah ururarada haweenka jaaliyada khaatumo ee magaalada Toronto.